Madax ka socotay Hay’adda Cilmi-baarista iyo Horumarinta ee SDN Somali Development Network -SDN ayaa kullan la qaatay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Qorshaynta Puntland Mudane Eng Abdulqadir Abdi-dahir Farah, Kulan-ka ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo ku saabsan horumarinta iyo cilmi-baarista, si loo yareeyo Mushkiladaha Nololeed ee bulshadeena ku xeeran.
Labada dhinac ayaa isla gartay in la xoojiyo iskaashiga iyo wada-shaqeynta si loo gaaro horumar waara, iyadoo la hirgelinayo qorshayaal cilmi-baaris oo wax ku ool ah oo ka jawaabaya baahiyaha bulshada,

Leave a comment