KULLAN:GUDIGA DOORASHADA PUNTLAND

Waxaa Maanta kulan aan caadi eheen wada qaatay saraakiil sare oo ka tirsan hay’adda (SDN) Iyo Gudoomiyaha guddida dooroshooyinka punland , Mudane Ahmed Mohamud Omar oo uu weheliyo Xogahaya Guud Ee Guddiga Doorashooyinka Puntland
Mudane Asad Ahmed Xirsi .

Masuuliyiinta ayaa ka wada hadalay sidii ay labadda dhinac Iskaga kaa shan lahayeen Cilmi-baaris la xiriirta doorashooyinkii Dimuqraadiyadeed ee dhowaan Puntland ka dhacay sidoo kalena ay uga wada shaqeeyaan sidii loo dhiirigelin lahaa nidaamka doorashooyinka, iyadoo lagu xoojinayo Cilmi-baaris si sax loo sameeyey.

Hay’ada SDN waxay ka shaqeyn doonta Cilmi baarista iyo horumarka bulshadda si loo xaliyo Caqabadaha ku gedaaman deegaanka

Leave a comment